You are here:

tOdays Joice Company

GAMUUR TRADING COMPANY

ICE-FACTORY

ORDER BY ONLINE ONLY IN SOMALILAND

E-mail Print PDF
 
 

KUSOO DHAWAW GAMUUR TRD CO, QAYBTA WAXSOOSARKA BARAFKA


 
 
 HALKAN KADAAWO QAYBAHA BARAFKA AANU SOO SAARNO
 
 

Wixii dalaba waxaad noogu soo hagaajin kartaa email,telephone , hadaba dalabadka barafka ee jumlada waxanu ugu tala galnay oo kaliya Somaliland gudaheeda. 

Barafyada aanu samaynaa waa kuwo kaduwan dhaman qaybihii hore ee wadanka lagu samayn jiray, dhinaca samayska(xajmiga, iyo kartida uu gaadhsiin karaba.

 

yaa dalabka samyn kara?

 

-Hudheelada

-Kalluumaysiga (berbera,saylac iwm)

-Xaafadaha( berbera uun)

-Ganacsatada-(dhaman gobalada somaliland)

 

WIXII INTAA FADLAN NAGALA SOO XIDHIIDH CONTACT ADDRESKA 

Last Updated ( Tuesday, 26 January 2010 06:59 )